Diyaaradda Ethiopia Airline, ayaa Caawa madaarka Hargeysa soo fadhiisan kari wayday Madow (Light) la’aan darteed.

Diyaaradda Ethiopia Airline, ayaa Caawa madaarka Hargeysa soo fadhiisan kari wayday Madow (Light) la’aan darteed.

Diyaaradu waxay isla caawa dib ugu celisay rakaabkii magaaladii ay kasoo qaaday.Diyaarada oo la doonayey inay Madaarka Cago-dhigato salaadii Cishaa’i ayaa Duuliyuhu ku wargeliyey in dhabaha diyaaradu bilaa laydh yahay islamarkaana badbaadada rakaabka darteed ay dib ugu laabanayaan magaalada Addis Ababa.Diyaaradu waxay isla caawa dib ugu celisay rakaabkii magaaladii ay kasoo qaaday.Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargeisa Ayaa Xukuumadii Hore Ahaa Mid Hadh Iyo Habeen Diyaaraduhu Ka Duulaan,Balse Hada Lama Garanaayo Sababta Keentay Hoos U Dhaca Ku Yimi Madaarka Tan Iyo Intii Xukuumada Madaxweyne Biixi Talada Dalka La WareegtayMaaha markii u horeysay ee Diyaaraduhu kala kulmaan dhibaato, dhinaca soo dejinta iyo dhanka Gudcurka madaarkaba.Dhinaca kale Madaarka Hargeysa ayaa intii uu Muuse Biixi Yimid Shaqaalihii ka shqeyn jirey Qaarkood u yaaceen ama shaqo ka doonteen dhankaa Dowlad Goboleedka Puntland.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: