Dhawaan ayey aheyd markii qoraal uu qoray Prof Axmed Ismaciil SamaterĀ kaas oo dhaliilo xoogan ugu jeedinaayo xukuumada Muuse Biixi oo uu ku sifeeyey mid fashilisay Barnaamijkii xisbiga Kulmiye
Hadaba war bixintan ayaa diirada lagu saaray Dhaliilaha Axmed Ismaciil Samater iyo Mustaqabalka hankiisa siyaasadeed .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan