DEG DEG:- Jabhadii Xaqdoon Oo Tabashadoodii La Xaliyay Iyo Wasirro Ku Qaabilay Gobolka Sanaag.

Jabhaddii Xaqdoon ee dhawaan lagaga dhawaaqay Galbeedka gobolka Sanaag ayaa maanta lagu soo dhaweeyay deegaanka Kalshiikh ee degmada Ceel-Afweyn.

Image may contain: one or more people, people sitting and outdoor
Image may contain: one or more people, people sitting and outdoor

Xubno ka tirsan golaha Wasiirrada Somaliland ayaa munaasabad soo dhawayn ah u qabtay Jabhaddan oo muddo kooban jirtay.

Image may contain: one or more people, people sitting and outdoor
Image may contain: one or more people, people sitting and table



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: