Deegaanadii Somaliland Ee Ay Mareen Saddexdii Qof Ee Jabuuti Ka Heshay Covid 19 Oo Lagu Arkay Calaamadaha Coronavirus.

Meelihii ay u hoydeen Dadkii Somaliland ka baxay ee Djibouti ay ka heshay Cudurka Covid-19 ayaa lagu arkay dad Xumadaysan.

Dadkaasi djibouti u gudbay ee cudurka laga helay ayaa la ogaaday inay tageen oo ay seexdeen magaalooyinka Wajaale, Boorame, Ceel-gaal iyo Saylac. baadhitaan la sameeyayna waxaa meelahaas lagu arkay dad xumad leh.

Image may contain: 1 person

sida uu maanta sheegay wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed kaahin Axmed oo sheegay inay tixraaceen 3 qof oo dadkaasi ka mid ah.

Abdishakur Dayib Mahamed




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: