Dawladda Imaaraatka Carabta Oo Shaacisay Goorta Ay Dib U Furayso Duulimaadyada Caalamiga Ah.

Dawladda Imaaraatka Carabta, ayaa dib u furaysa duulimaadyada caalamiga tan iyo intii hakadku galay isu socodkii Dunida cudurka Covid-19 dartii.


Diyaaradaha Etihad, Emirates, Fly Dubai iyo Air Arabia , ayaa lagu wadaa in ay ukala dulaan 49 -waddan oo kukala yaalla Aasiya, Yurub iyo Ustareliya, 10-ka maalmood ee soo socda.


Sida lagu sheegay warbixin lagu daabacay Alkhalij Times, diyaaradaha Imaaraadka , ayaa sidoo kale kasoo dagaya garoomada diyaaradaha calaamiga ah ee magaalada Copenhagen ee Koonfur Africa. Talaaban iyo kuwa kale, ayaa muujinaya in Dunidu ay kasoo kabanayso Covid-19

Image may contain: aeroplane and outdoor



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: