Dawladda Ethiopia Oo Samaysanaysa Lacag Cusub

Itoobiya ayaa soo saareysa lacag cusub, tan oo Ra`iisul Wasaare Abiy Ahmed uu ku sheegay in wax looga qabanayo howlaha sharci darrada ah iyo musuqmaasuqa. Naqshadda cusub ee lacagaha 10, 50 iyo 100 Birr ayaa la sameeyay waxaana sidoo kale la soos aari doonaa baalweynta 200 oo cusub. Mr Abiy ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo wadaagay lacagaha cusub. Wuxuu sheegay in la adkeeyay ammaanka si loola dagaallamo in la soo saaro kuwo kale oo been abuur ah




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: