Dawlada Somaliya Oo La Wareegtay Maamulka Dakhliga Duulimaadyada Hawada Somaliya Iyo Somaliland

Muqdisho (somalilandmirror.)-Dawlada Somaliya Oo La Wareegtay Maamulka Dakhliga Duulimaadyada Hawada Somaliya Iyo SomalilandWasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada sare ayaa maanta heshiis ay kula wareegeyso dakhliga iyo shaqaalahii laga gashey ICAO & IATAHeshiiskaasi waxa uu dhaqan galayaa 30ka July 2019 . Waxaana Dowlada Federaalka u saxiixey wasiir Cabdulaahi Oomaar .Dowlada Soomaaliya waxay hore ula soo wareegtey hawada ,iyadoo maantana si rasmi ah ula wareegtay dhamaanba dakhligii hawada , Guusha dawlada federaalka somalia ka gaashay inay la soo wada wareegto maamulida iyo dekhliga maamulka hawada ayaa laf jab ku ah xukuumadda somaliland oo lagala wareegay Maamulkii hawada oo xarunteeda laga dhigay magaaladda Muqdisho iyo haatan oo Somalia ay la wareegtay Dekhligii maamulka hawada.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: