Dawlada Jarmalka Oo La Filaayo Inay Mashaariic Horumarineed Ka Hirgeliso Somaliland.

Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Kenya Amp Bashe Awil Omer Ayaa Kulan La Qaatay Masuuliyiin Iyo Madax Ka Tirsan Dalka Germany,Waxaana Kulankaasi Diirada Lagu Saaray Sidii Loo Xoojin Lahaa Xdhiidhka Soo Jireenka Ah Ee U Dhexeeya Labada Wadan Ee Somaliland Iyo Jarmalka,

Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Kenya Bashe Omar Awil Ayaa Kulankaasi Kusoo Bandhigay Sida Ay Somaliland Ugu Heelan Tahay Cidkasta Oo Wax La Qabanysa,Waxaana Kulankaasi Laysku Af-gartay Inay Dawlada Jarmalku Sii Horumariso Taageerada Ay U Hayso Somaliland,Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Kenya Ayaa Masuuliyiintaasi Usoo Jeediyey Inay Gacan Ka Geystaan Horumarka Kasocda Dalka,Kana Hirgeliyaan Mashaariic Kala Duwan Sida,Horumarinta Beeraha, Biyaha Iyo Wadooyinka

Sawirka Amb Bashe Awil Haji Omar.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: