Dawlada itoobiya ayaa dacwad argagixisonimo kusoo oogtay Jawar Maxamed.

Dawlada itoobiya ayaa dacwad argagixisonimo kusoo oogtay Jawar Maxamed oo kamid ah Mucaaridka waa weyn ee Itoobiya.

Eedaha loo haysto ayaa waxay la xidhiidhaan qalalaase isir ku salaysnaa oo dhawaan ka dhacay dalkaas ka dib markii la dilay heesaa caan ah oo Oromo ahaa, Hachalu Hundessa, waxaana ku dhintay rabshadahaas dhacay dabayaaqadii bishii Juune 150 qof.

Xeer ilaalinta Itoobiya waxay sheegtay in Jawar iyo xubno kale isniinta la geyn doono Maxkamad.

Xigasho: BBC.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: