Dagaal Mar Kale Ka Bilaamay Ceel-Afwayn Iyo Jabhada Kornayl Caare Oo Beelaha Dagaalamaya Mid kamida La Safatay.

Dagaal Ayaa maanta dib uga bilaamay deganka ceel afwayn ee gobalka sanaag sida ay sheegay warar naga soo gadhaya deegankaasi waxa gudaha uso galay qaybo kamdida jabhada kornayl caare.dagaalkan ayaa daba socda dagaalkii shalay galab iyo xalay ka dhacay degankasi oo Ay ku naf waayen in ku dhow Sagaal qof oo kaso kala jeeda beelaha  Uu Dagaalu Dhexmaray.xukuumada somaliland Ayaan   wali wax wara ka soo saarin xaalada ka taagan Degmada  ceel afwayn iyo Daagalka  Ka Socda Degmadaasi.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: