Dagaal Gacan ka hadal Ah Oo dhex maray Wasiirka Warfaafinta Somaliland iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi +Sababta.

Khilaaf  Mudooyinkii Ugu Danbeeyey U dhaxeeyey Wasiirka Wasaarada Warfaafinta , Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Saleeban Yuusuf Cali Koore Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi Mukhtaar Maxamed Cali Ayaa Sababay Dagaal gacan ka hadal Ah Oo Maanta Xarunta Wasaarada Ku Dhexmaray Labadani Masuul ,Ciidamada amaanka ayaa lay sheegay inay la wareegan amniga wasaarada.

 Khilaafka Ka Dhex Taagan Masuuliyada  Ugu Saraysa Wasaarada Warfaafinta Ayaa  Salka Ku Haye  Agaasimyaal Cusub Oo Wasiirka Wasaarada Warfaafintu Xil U Magalaabay Habka Loo Shaqaalaysiiyey Shaqaale Cusub Oo Lagu Daray Shaqaalaha Wasaarada Iyo Qaar Shada Laga Caydhiyey.

 Wareegto Uu Xalay Soo Saaray Wasiir  Koore Ayaa Agaasimaha Guud Ee Wasaaraadasii Ka Joojiyey  Saxeesi Shidaalka Ee Wasaadaasi.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: