Dadkii La Socday Diyaaradda Itoobiya Ee Hargeysa Ka Soo Degay Oo La Wada Karantiimeeyay

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta karaantiishay dhammaan rakaabkii la socday diyaaradda Ethopian Airlines, iyadoo la geeyay goob 14 cisho lagu haynayo.

Dadka la karaantiilayo waxaa lagu daray nin xammaal ah oo ka mid ah shaqaalaha garoonka, kaasi oo taabtay shandad ay siteen dadka diyaaradda la socday.

Wariye Khaalid Foodhaadhi 

Image may contain: one or more people, sky and outdoor
Image may contain: aeroplane, sky and outdoor



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: