Daawo:Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Loo Aqoonsaday Xildhibaanka Ugu Wanaagsan Golayaasha Deegaanka Ee Dalka.

Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi(Bidhi) oo ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada Burco ayaa ka dareen celiyey abaalmarin la gudoonsiiyey Taas Oo Loogu Aqoonsaday Xildhibaanka Ugu Wanaagsan Golayaasha Deeganka Ee Dalka.

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: