Daawo:Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Biixi Ka Jeediyey Dhagax Dhiga Wadada Berbera Corridor.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta khudbad ka jeediyey munaasibad lagu dhagax dhigaayey jidka isku xidhi doona magaalooyinka Berbera iyo Wajaale ee “ Berbera Corridor “

Madaxweynaha ayaa sheegay in jidkani uu noqon dooni mid  kaalin weyn ka qaadan doona isku socodka ganacsiga iyo dad ba ee Somaliland Iyo Itoobiya

Sidoo kale Madaxweyne Biixi  ayaa sheegay in jidkani sabab u noqon doono in dekada magaalada Berbera ay tartan la gali doonto dekadaha geeska Africa ka jira.

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: