Daawo:Nin Caraba Oo 50 Dal Socod Ku Soo Maray Isaga Oo Awar Wata Oo Somaliland Soo Gaadhey

Ninkan Oo Lagu Magacaabo Axmed Cabdi Wali ayaa waxaa uu ka soo jeeda dalka Yemen waxaana uu socod ku soo maray isaga oo wata Neef Awar ah 50 dal waxaana uu dhawaan soo gaadhay Magaalada Hargeysa ee Somaliland isaga oo u sii dhaafay dhinaca gobalada Bariga .

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: