Daawo:Madaxweyne Biixi Oo Shaaciyey Qaabka Ay Somaliland Ay Gabadhi Madaxweyne Uga Noqon Karo.

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu khudbad dheer ka jeediyey shir weyne ay Hargeysa ku qabsadeen haweenka reer Somaliland kaas oo ay kaga hadlaayeen doorka siyaasadeed ee ay dalka ku leeyihiin ,Madaxweynaha ayaa sheegay in dhinaciisa waxii awoodiisa ah uu la bar bar taagan yahay haween.

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: