Daawo:Madaxweynaha Puntland Deni Oo Hanjabey, Heegganna Galiyey Ciidanka Maamulkiisa.

Madaxweynaha mamulka Puntland Md Siciid Cabdilaahi Deni ayaa waxaa uu si kulul uga Hadley agaasimihii shirkada Dp World ee dekada Boosaaso oo saaka Ururka Al Shabaab Ay Dileen.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay inay ciqaab adag marinayaan cid kasta oo danbigaas lagu helo .

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: