Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.

Mashuuruca Shine Oo Ah Mashuuruc Kor Loogu Qaadayo Adaagyada Caafimaad Ee Xarumaha Qaar Kamida Deeganada Gobolada Togdheer Iyo Daadmadheedh Oo  Burco Lagu Daah Furay Ayaa Waxaa Mushuucani Ka Shaqayndoona 57 Xarun Caafimad Oo Ku Yalaa Goboladaasi Mudo 2 Sano Ah.

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: