Daawo:Gudoomiyihii Xisbiga Ucid Gobalka Ee Togdheer Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Xilka Qaadis Lagu Sameeyey.

Gudoomiyhii Xisbiga Ucid Ee Gobalka Togdheer Sanad Cabdi Boos Ayaa Sharci Daro Ku Tilmaamay Waraq Xilkii Laga Qaaday Oo Uu Soo Saray Xoghayaha Gobolada Iyo Degmooyinka Xisbigaasi C/qani Ibraahim Selef.

Gudoomiye Sacad Cabdi Boos Waxaa Uu  Sheegan In  Awoodii Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Si Khalqadn Looga Faaidaysanayo Hadii Ay Talooboyinka Noocas Ahi Ay Sii Socdana Uu Xisbiga Burburo Doono.

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: