Daawo:Gudoomiye Ciro Oo Cisbitalka Ku Booqdey Tifatiraha Bulsho Tv Oo Ciidamada Boolisku Ay Jidh Dileen.

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro  oo shalay dalka dib ugu soo laabtey ayaa waxaa uu isla maanta-ba cisbitalka Gargaar ee magaalada Hargeysa uu ku booqdey Saxafi Khadar Macalin Deeq Tifatirihii Bulsho Tv oo ciidamada Boolisku ay jidh dil u geysteen muddo   afar cisho ah ka hor

Saxafiga ayaa dhawaac ka soo gaadhay misig-ta oo laba meelood dilaac ku yimid , waxaana uu gudoomiye Ciro alleh uga baryey in uu caafiyo oo uu nabar xaq darro alleh uga dhigo.

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: