Daawo:Caaqil C/Risaaq Askar Oo Eedeymo Culus U Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi

Caaqil C/Risaaq Maxamed  Askar oo ka mid ah madax dhaqameedka beelaha dega Xafada Maxamuud Haybe iyo degmada Salaxley ayaa waxaa uu madaxweyne Muuse Biixi u jeediyey Eedeymo Culus iyo tabashooyin uu sheegay in ay beeshiisku ka qabto Madaxweyne Biixi qaabka uu wax u maamulaayo.

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: