Daawo: Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Somaliland Oo Iminka Hadley Iyo Arimaha Uu Sheegay
Xassan Maxamed Aadan Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland ayaa waxaa uu maanta war bixin ka bixiyey sanadkii tagay ee 2018 iyo danbiyadii soo maray Xafiiska xeer ilaaliyaha guud .
Xeer Ilaaliyaha Guud ee sheegay In sanadka dhamaadey 2018 ay soo mareen kiisaskan hoos ku qoran
Kiisaska Argagaxisada 8 Kiis
Kiisaska Dilka 52 Kiis
Kiisaska Kufsiga 143 Kiis .
Kiisaska Maan Dooriyaha 401 Kiis