Daawo: Guddida heer Qaran ee COVID-19 ayaa kormeer ku tagay Dugsiyada Waxbarashada Ee Somaliland.

Guddida heer Qaran ee COVID-19 ayaa kormeer u kuur-gelid iyo xogogaal u noqosho ah ku tagay Dugsiyada Waxbarashada ee Dawlada iyo kuwa gaarka loo leeyahay. Ujeedada kormeerka Guddida COVID-19 wuxuu daarnaa sida ay goobaha Waxbarashadu u dabaqeen hab-raacyada Xanuunka Coronavirus ee loogo tala galay dib u Furitaanka Goobaha Waxbarashada.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: