Daahir Riyaale Oo Dhaliilay Talaabooyin Xukuumada Madaxwayne Biixi Qaaday .

Madaxwaynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale kaahin ayaa Dhaliilay Talaabooyin Xukuumada Madaxwayne Biixi Qaaday. Talaabooyinkaas waxa kamida celintii Ugaas ka Beelaha Samaroon, Go’aankii maxkamada sare ee Somaliland ka gaadhay saami qaybsiga kuraasta Barlamaanka Somaliland, iyo midnimada dadwaynaha reer Somaliland oo ay tahay inuu Madaxwayne Biixi xil dheeraad ah iska saaro.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: