Ciidamadii Ugu Tirada Badna Ee Kasoo Goosta Maamulka Puntland Ayaa Goor Dhoweyd Soo Gaadhay Xuduuda Somaliland,Waxaana Ciidamadaasi Soo Dhoweeyey Saraakiil Sar Sare Oo Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland.
Ciidamadan Kasoo Goostay Maamulka Puntland Ayaa Isugu Jira Maleeshiyo Beeleedo Iyo Ciidamo Gadoodsan Kuwaas Oo Mudo 8 Bilooda Aan Qaadan Wax Mushahara.
Sida Uu Sheegay Sarkaal U Hadlay Ciidamadaasi Ilo Xog-Ogaala Oo Aanu Helayno Ayaa Sheegaya In Ciidamadani Lasoo Goosteen Gaadiid Dagaal,Iyo Saanad Mlatery.