Ciidamado Maamulka Puntland Ah Oo Yubbe Soo Gaadhay Iyo Xaalad Dagaal Oo Indhaha Lagu Hayo

Ciidamado Maamulka Puntland Ah Oo Yubbe Soo Gaadhay Iyo Xaalad Dagaal Oo Indhaha Lagu Hayo
­ Ciidamo maamulka Puntland ee soomaaliya leedahay ayaa soo gaadhay Magaalada Yube

 

 

ee gobolka sanaag waxaana wararku intaasi ku sii darayaan In ciidamada
Qaranka Somaliland ay si toos ah isugu muuqdaan
Waxaana la sheegayaa in dagaal qarxi karo xili kasta.

 

 

Xaaladda gobolka sanaag iyo deeganada yubbe ayaa jawigoodu bedelan yahay saaka, warbahinta ayaa heeganugu jirta tebinta wararkaas, dhawaana waxay ahayd markii ay yimaadeen sanaag madax ka mid ah maamulkaas

 

soomaaliya ee puntland kuwaas oo qaylo dhaan kula dhex dhacay dadka deegaanka oo markaasi sheegaya in
somaliland ah duulaan ku qaaday




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: