Ciidamado Iyo Gaadiid Ciidan Oo Gobolka Sanaag Kaga Biiray Puntland & Xaalada Oo Kacsan

Maamulka gobolka Sanaag ee Puntland ayaa shaaciyey in ay Puntland kusoo biireen saldhiggii iyo ciidamadii magaalada Ceelbuh ee gobolka Sanaag. Puntland ayaa sheegtay in ciidamadani yihiin kuwii ugu danbeeyey ee Somaliland u joogay soone Badhan Somaliland weli dhineceeda kama hadlin arintan.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: