Ciidamada Qanka Somaliland Fadhiisin Ka Samaystay Koonfurta Degmada Dhahar Ee Gobolka Sanaag + Sawiro.

Ciidamada Millateriga Somaliland ayaa fadhiisin Ciidan ka samaystay deegaanka Baraagaha-Qol oo Koonfur ka xiga degmada Dhahar ee gobolka Sanaag.

Image may contain: 5 people

Taliyayaasha Ciidamada oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in Saldhiggan laga sugi doono Ammaanka deegaamadaa.

Image may contain: one or more people and outdoor
Image may contain: 3 people




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: