Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga Utabaaxay Afar Wariye Oo ka Tirsan Telefishanka Eryal.

Wariyeyaasha la xidhay ayaa kala ah: Badri Koosaar, Cabdiraxmaan Fantastic, Caydaruus Maxamed iyo Sawir qaade Kamaal.

Xukumadu weli may sheegin sababta keentay xadhiga wariyeyaasha.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: