Cali Maxamed Geedi Oo U Dhaw Inuu Noqdo Ra’isal Wasaaraha Cusub Ee Somalia.

Muqdisho (Somaliland Mirror)- ila xogagaal ah oo u waramay Somaliland Mirror ayaa sheegaya in Cali Maxamed Geedi uu yahay qofka uu doortay Madaxwayne Farmajo inuu noqdo Raisal wasaaraha cusub ee Somalia.

Madaxwayne Farmajo ayaa lasoo sheegaya in uu muddo badan uu ka baaran dagay qofka uu u dooranayo xilka Raisal wasaaraha oo ku qancay Cali Maxamed Geedi isagoo u arakay shakhsi waaya araga kana saari kara dalka marxaladan adag ee uu haatan ku jiro. Cali Maxamed Geedi ayaa hore usoo noday Raisal wasaaraha Somalia 2004-2007 . Cali ayaa dadka yaqaana ay ku sifeeyeen in uu yahay nin adag oo kabixi kara caqabadaha dawlada Farmajo hor yaala wakhtigan xaaliga ah.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: