Cabdimaalik Coldoon Oo Laga Baadhay Xanuunka Coronavirus & Xaaladisii Ugu Dambeysay

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa maanta shaybaadhkii xanuunka #COVID19 ka qaaday wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ku jira xabsiga Hargeysa.

Wariyaha ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku dhex xanuunsanayay xabsiga, iyadoo lagu arkay qufac faro badan oo uu la socdo cuno xanuun.

Image may contain: 1 person

Alle ha caafiyo walaalkeen.
Khaalid Foodhaadhi




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: