Burco Oo Noqotay Magaalada Somaliland Ugu Laydhka Qaalisan, Hagardaamada Shirkada Heco & Duruufaha Ku Xeeran Danyarta.

Burco waa magaalada Somaliland ugu laydhka qaalisan, 1KW waa 0.8, gobolada qaar wuxu marayaa 0.3, dunida shiidaalkii wuxu gaadhay meel hoose madaama oo kala xidhan yahay shirkadu wax qiimo dhimis ah uma samayn shacabkeeda.

Burao hashtag on twitter - photos and videos download

tusaale kale aan idin siiyo, hadii aad laydh gurigaaga soo galisid oo aanad bishaasba laydh is isticmaalin ama guriguba kuu xidhan yahay shirkadu waxay kugu soo dalacaysaa qarash ka badan 11$,

Posts tagged as #burao | Picbabun

Burco waxay u baahan tahay saaxad laydhkeedu aanu kooto cid ugu xidhnayn oo shirkaduhu ku tartamaan, shacabkana si cadaalad ah oo dhiig miirasho la’aan ah loogu adeego.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: