Booyad Shidaal Wadday Oo Dab Qabsaday, Tiradda Dad Ku Geeriyooday & Wararkii Ugu Danbeeyay.

Booyad Shidaal Wadday Oo Dab Qabsaday, Tiradda Dad Ku Geeriyooday & Wararkii Ugu  Ku Danbeeyey

dhawaad 50 qof ayaa geeriyootay kaddib markii booyad nooca shidaalka
qaada ah uu dab ku qabsaday deegaanka Msamvu Itigi ee gobolka Morogo.


Magaala xeebeedka uu markabku dabka ku qabsdaay ayaa waxa ay ka tirsan tahay gobolka
bartamaha ee waddanka Tanzania, waxa ayna qiyaastii 3 saacadood u jirtaa caasimadda maamulka
dowladda ee Dodoma.


Sawirro lasoo galiyay baraha bulshada ayaa muujinaya burburka booyada gubatay iyo meydad
dhulka yaalla, Warar aan la xaqiijinin ayaa sheegaya in dadka ay isku dayayeen inay boobaan
shidaalka saarnaa gaariga, oo rogmaday, ka dibna uu qarxay.


Gobolka Morogoro ayaa qiyaastii 200 km u jira magaalo xeebeedka ku taalla galbeedka dalkaa ee
Dar es Salaam, Magaalada uu shilkan ka dhacay ayaa marin muhiim ah u ah gaadiidka waaweyn ee
shidaalka kasoo qaada dekedda Dar es Salaam, oo ah maga




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: