Bangladesh Oo Looga Digay In Deegaano Cusub Ay Dajiso Qaxootiga Rohingya

Madaxa sare ee qaxootiga Bangladesh ayaa sheegay in kumanaan kun oo qaxooti ah oo ka soo jeeda qowmiyada Rohingya ay dib u dajin ugu sameyn doonaan Jasiirada Bay Bengal oo caan ku ah duufaanada dabiiciga ah ee wata Fatahaaaha.

Qaxooti dhan 740,000 oo ka soo jeeda qowmiyada Rohingya oo ka soo cararay wadanka Myanmar bishii August ee sanadkii 2017-dii ayaa ku nool dalka Bangladesh.

Millatariga Myanmar ayaa lagu eedeeyay inay wali wadaan xadgudubka muslimiinta ku nool gobolka Rakhine, iyadoo dhowaan la xaqiijiyay in 200,000 oo qaxooti hor leh ay soo Barakaceen.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: