Askari ka Tirsanaa Ciidamada Bada Puntland Oo Lagu Eedeeyey Inuu Fududeeyey Dilkii Maareehihii Dekedda Boosaso Paul Anthony Formosa Oo Lagu Xukumay Dil Toogosho.

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee shanta Gobol iyo denbiyada Culus ayaa Dil toogasho ah ku xukuntay Askari ka Tirsan Ciidanka bada puntland ee PMPF oo Lagu soo edeyey in uu fududeyey dillka Maareyihii Dekedda Boosaso Paul Anthony Formosa, waxaana lagu xakumay dil Toogasho ah.

Sidoo kale Maxkamaddu waxey Xukuntay 9 Qof oo kale oo loo heysto iney Dilal ka fuliyeen Magaalada Boosaso, iyadoo la soo bandhigay waxyaabaha Qarxa oo ay soo qabteen Ciidamadda Nabad-sugidda ee PSF




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: