Ardayda Ooramada oo weerar ku qaaday Ardayda Soomalida ee dhigata jaamacada Diridhaba.

Diridhaba(somalilandmirror.com)-Ardayda Soomalida Ah Ee Dhigta Jaamacada Diridhaba Ethiopia Ayaa Burbur Balaadhan Loo Gaystay Hoygoodi Ay Deganayeen Iyadoo Agabkii Uyaalay Lajajabiyay.

Waxaa Weererkan Ugaystay Ardayda Oromada Ah Ee Ladhigata Jaamacada Sida Ay Kusoo waramayaan Qaar Kamida Ardayda Soomalida Ee Dhigata Jaamacada Diridhaba.

Sidoo kale Waxaa Lagu Soo waramayaa In Ardaydii Soomalida Ahayd Ee Dhiganjiray Jaamacada Diridhaba Ay Iskaga Yaaceen Hoygoodi.

Weerarkan ayaa imanaya yadoo dhawaanahan ay socdeen weeraro iyo dagaalo dhex maraya qomiyada Ooramada iyo Soomaalida ee wada daga Ethiopia.

Qoomiyada Ooramada iyo Soomalida Ethiopia ayaa degaano badan iska soo gaadha , taas oo keenaysa in cooladoodu aanay si dhib yar ku dhamaanin.

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: