Agaasimihii Wasaarada Warfaafinta Somaliland Ee Iscasilay Oo Xabsiga la Dhigay + Sababta.

ciidanka booliska Somaliland ay xabsiga Dhigay  agaasimihii  Hore Ee wasaarada warfaafinta Dr. Cismaan Xuseen Warsame ee dhawaan madaxweyne Muuse Biixi warqadiisa iscasilada u gudbiyey .

Masuulkan oo hada ku xidhan xarunta danbi baadhista ee C.I.D -da ayaa Ilaa hada laamaha amaanku aanay ka hadal sababta dhabta ah ee loo xidhay .

 

Masuulkan ayaa warqadiisa iacasilada ku sheegay in uu xilkaas iskaga casilay arimo caafimaad .




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: