Abiy Ahmed Oo Ka Dagay Dalka Suudaan.

reysarwasaaraha itoobiya Dr abiya Axmed ayaa goordheyd gaadhey dalka ay jaarka yihiin ee suudaan gaar ahaan caasimada waddankaasin ee khartuum waxaan madaarka ku soo dhaweeyey hogaanka golaha sare waddankaas maamula

waxa la filayaa imuu saacdaha soo socda inuu kulam rasmi la qaato reysarsawasaaraha iyo madaxda golaha sare ee waddankaasi xukuma.

suudaan ayaa mudooyinkii iyo bilihii udambeeyeyba aad uga soo hor jeedey kana biyo diidaneyd qorshahaay itoobiya ku xidhaneyso bixiyo xidheenka abaay wabiga niil.

biyo xidheenkan ayaa si weyn waxa uga qeyliyey wadamada wabiga niilka manaafacsada ee suudaan iyo masar oo si weyn noloshooda ugu tiirsan yahay




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: