9 Qof Oo Hal Maalin Ku Geeriyooday Shilal Gaadhi Oo Ka Dhacay Somaliland + Sawiro.

Inta la xaqiijiyay 9 qof ayaa maanta shilal gaadhi oo goobo kala duwan ka dhacay ku geeriyooday gudaha Somaliland , tiro kalena way ku dhaawacmeen shilalkaasi .

Image may contain: outdoor
Image may contain: sky, outdoor and nature

5 qof waxay ku geeriyoodeen gaadhi kula dhacay duleedka koonfureed ee deegaanka Salaxley , laba kalena waxay ku geeriyoodeen inta u dhaxaysa Burco iyo Berbera , halka laba marxuum oo kalena ku geeriyoodeen shil gaadhi oo duleedka koonfureed ee Hargeysa isla maanta isna ka dhacay .

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Alle dhamaantood qabriga haw nuuro marxuumiinta , dhaawcana haw booga dhayo .




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: