Kulan Ay isugu yimaaden Culimada ,Ganacsatada Iyo Cuqaasha Beelaha Bariga Burco , Bariga Saaxil,Galbeedka Sanaag Iyo Gobalka Saraar Oo Ka Qabsoomay Huteel City plaza

Kulan Ay isuguyimaaden Culimada ,Ganacsatada Iyo Cuqaasha Beelaha Bariga Burco , Bariga Saaxil,Galbeedka Sanaag Iyo Gobalka Saraar Oo Ka Qabsoomay Huteel City plaza Ee Magalada Burco Ayaa Laga Hadlay Sidii Kor Loogu Qaadi Lahaaa Aqoonta Dadka Reer Guuraga Ah Ee Deeganada Goboladaasi Mid Maadiya Iyo Diini Ah -ba, Loona Abuuri Lahaa Macaahid iyo Goobo Ay Wax Kubartaan, Islamarkaasina Wax Looga Qabalahaa Waxyaabaha Dhibaatoyinka Ku Haya Dadka Xoolo Dhaqatada Ee Ay Ka Mid Tahay Balwadu Iyo waxbaaha Keena Nabadgelyo Darada.

Intii Kulankani Socoday Culimadii ,Cuqaashii Iyo Waxgaradkii Kale Duwaana Ee Goobta Ka Hadlay Waxay Ka Warameen Muhiimada Ay Ileedahay In Lasameeyo Macaahid lagu Tababaro Dhalinyada Deenaada Miyiga Si Ay Cilmiga Ay Barteen uga Faa’ideeyen Bulshada.

Ugu danbayn Waxaa Goobtaasi Lagu Doortay Gudi Ka Kooban 21 Xubnoonood Oo Qiimayn Ku Soo Sameeyo Goobaha Laysla Soo Qaaday Ee Laga Hirgelinaayo Macaahida Ugu Horeeysa Oo Uu Ka Kamid Yahay In Balaadhi Lagu Sameeyo Macadka Boodhanka Ee Degmada Qoryaale Iyo In Goob kale laga Sameeyo.

Image may contain: one or more people, wedding and indoor
Image may contain: 5 people, beard
Image may contain: 1 person, eyeglasses and indoor
Image may contain: 3 people, people sitting, beard and indoor
No photo description available.
Image may contain: 2 people, people sitting, people eating, table, beard and indoor
Image may contain: 1 person, sitting and beard
Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoor
Image may contain: 1 person, sitting
Image may contain: 3 people, people standing, beard and indoor
Image may contain: 4 people, including Jamaal Fatiino, people sitting, beard and indoor
Image may contain: 2 people, people sitting and beard
Image may contain: one or more people, people sitting and indoor
Image may contain: 2 people, drink, beard and indoor
Image may contain: 4 people, people sitting
Image may contain: 2 people, people sitting and indoor
Image may contain: 3 people, people sitting, beard and indoor
Image may contain: 4 people, including Mustaf Mire Maxamad, people sitting, beard, table and indoor
Image may contain: 3 people, including Yasin Shide, people sitting, table and indoor
Image may contain: 1 person, sitting



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: