“2,600 Oo Macallin Ayaa Bilaa Mushahar Ah ” Wasiirka Waxbarashada Somaliland Cismaan Jaamac Aadan.

Wasiirka waxbarashadda Somaliland Cismaan Jaamac Aadan ayaa waxa uu sheegay in 2,600 macallin ay bilaa mushahar yihiin oo aanay wax lacag ah qaadanin.

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: