2 Qof Oo Ku Geeriyooday Shil-Gaadhi Oo Ka Dhacay Degmada Yagoori Oo Ka Tirsan Gobalka Sool.

2 Qof ayaa ku Geeryooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Degmada Yagoori Oo Ka Tirsan  Gobolka Sool ,Waxaana Dhaawicii iyo dhimashadii Dadkani la Gaadhsiiyey Cisbitaalka Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobalka Sool. 

 

Gaadhigani Dhacay Oo Ahaa Nooho  Oo Siday Dad Rakaaba Ayaa Usoo Socday Magalada Burco Ee Xarunta Gobalka  Togdheer.

Waa Shilkii labaad ee Maalmo gudahood ka dhaca  Inta Udhaxaysa Magaaloyinka Burco iyo Laascaanood.

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: