Xukumadda Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Gudoomiyihii Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Awdal.

Xukuumadda Somaliland ayaa xidhay guddoomiyaha xisbiga Waddani ee gobolka Awdal’ Maxamed Adan Suldaan.

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Awdal Oo ka Hadlay ...

Xadhiga guddoomiyaha waxa xaqiijiyay Afhayeenka xisbiga Barkhad Batuun. Sababta loo xidhay weli xukuumaddu kama hadal.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: