Xisbiga UCID oo qabsanaya Shirwaynihiisii iyo Goorta Uu Dhacayo.

Hargiesa( Somaliland Mirror)- Xisbiga mucaaridka ah ee ucid ayaa shirweynihiisii dhici lahaa maanta la shaaciyey inaanu qabsoomeyn wakhtigan sababo siyaasadeed oo jira, waxaana la sheegaya in guddoomiye faysal cali waraabe iyo sidoo kale ex wasiir maxamuud xaashi ay yihiin laba nin oo saaxiib dhaw ah islamarkaana uu heshiis caalami ah oo siyaasadeysan uu dhex maray labadoodan xiligii uu yimi madaxtooyada ee uu noqday wasiirka madaxtooyada somaliland Maxamuud xaashi

Waxaana la dhawrayaa shirweynaha xisbiga kulmiye wakhtiga uu dhacayo oo labada xisbi mucaaridba ka dhursugayaan cidda qabata xilalka hogaanka xisbiga kulmiye, iyadoo xisbiga waddani isna laftigiisu uu dib u dhigay shirweynihiisii maadaama indhaha lagu hayo wadada dhabta ah ee uu maro xisbiga kulmiye.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: