Guddoomiye Cirro Oo Mas’uul Cusub U Magacaabay Afhayeenka Xisbiga WADDANI.

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa waxa uu Afhayeenka xisbigaasi u magacaabay Garyaqaan Barkhad Jaamac Batuun oo hore u ahaa xoghayaha cadaalada ee xisbigaasi.

Halkan hoose ka akhriso:




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: