Daawo:Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Ka Hadlay Xiisada Udhaxaysa Somaliland Iyo Puntland.

Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo Wareysigii u horeeyay bixiyay ayaa sheegay ineysan Puntland iyo somaliland ka dhaxeyn muran dhaleed, Balse iyaga lagu soo xadgudbay.

 

Siciid Deni wuxuu sheegay ineysan Dhulka maqan ee Puntland gor-gortan kala galeyn Somaliland, Kana yeeli doonin in lagu andacoodo Xaduudkii Wakhtigii Gumeystaha Ingiriiska.

 

Arinta Fedraalka ayuu balan qaaday inuu isugu ka shaqeyn doono sidi loo dhisi lahaa Dowlad Fedraal ah oo sal adag.

Mar la weydiiyay Golaha iskaashiga dowlad goboleedyadu ayuu sheegay inuusan dastuurku diideen in Gole la dhisto wixii ay maamuladu xaq u leeyihiina Ku dhaqmayaan.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: