Ciidamada Booliska Oo Dab Qabadsiiyay Qaad Si Dhuumasho Ah Losoo Galinaayay Gobolka Togdheer + Sawiro.

Ciidamada booliska G. Togdheer Ayaa Gubay 1070 Marduuf oo Qaad ah oo si qarsoodi ah looso galinaayay Burco

Ciidamada sidoo kale goobta ku soo bandhigay saddex gaadhi oo siday Jaadka la gubay oo dowladu la wareegtay,

Image may contain: outdoor and nature

Image may contain: plant, tree, outdoor and nature

Image may contain: plant, tree, outdoor and nature

Image may contain: plant, tree, outdoor and nature




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: