Akhriso:- Natiijo Hordhac Ah Oo Kasoo Baxday Baadhitaankii Suxufi Coldoon ee Coronavirus


Hargeysa(Somaliland Mirror)- Baadhitaantii maalmo ka hor lagu sameeyay suxufi Abdilmalik Musa Coldoon si looga baadho xanuunka#Covid-19 ayaa waxa kasoo baxday Natiijo hordhac ahcoo ku saabsan xaaladdiisa caafimaad.

Cabdimaalik Coldoon ayaa Baadhistii koowaad lagu xaqiijiyey in aanu qabin cudurka#coronavirus, balse uu qabo cudur kale oo aan la shaacin, kaasi oo mararka qaar neefta ku dhajinaya Coldoon, sida uu sheegay agaasimaha Wasaarada caafimaadka Somaliland.

wariye C.maalik Coldoon Oo Xukun Lagu Riday….. – Somalia ...

Baadhiitaanka natiijadaasi ka soo baxday ayaa waxa lagu sameeyay cisbitaalka dowlada ee magaalada Hargeysa, inkasta oo dheecaanadiisa loo sii dirayo dalka dibediisa si loo sugo natiijada kasoo baxday baadhitaanka hordhaca ah ee xaqiijineya in aanu Coldoon qabin xanuunka dadka badan ku laayay dunida ee coronavirus/covid 19

ilaahay caafimaad ha siiyo walal Abdilmalik Musa Coldoon

Weriye Axmed Kaafi




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: