Akhriso:- Fanaaniin Muqdisho Kasoo Laabtay Oo Xukumadda Madaxweyne Biixi U Xidhan & Abwaan Kale Oo Laga Raadinaayo.

Kooxdii fanaaniinta ahayd ee Saalax Carab, Barwaaqo Qalanjo iyo Nimco qaali ayaa weli u xidhan booqashadii ay dhowaan ku tageen Xamar. Dhanka kale ciidamo boolis ah ayaa baadigoobay Abwaan Talasame oo ah Abwaankii kooxdan una sameeyay heeso ay kamid tahay tan loo qaaday Madaxweyne Farmaajo.

Image may contain: 6 people, selfie, sunglasses, beard and outdoor

Abwaanka oo ah ruuxa ookiyaalaha iyo funaanada cas xidhan ayaa ii xaqiijiyay in lagu raad joogu, walow isagu uu muddo horeba Xamar kasoo laabtay intii uu Somaliland joogayna uu sameeyay heeso uu sheegay in loo qaaday wax uu isagu ugu yeedhay Qaranimadda.!




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: