“Beryahanba Dawladda Kenya Waxa Noo Socda Wada-hadalo ” Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa sheegay in Somaliland iyo Kenya ay u socdaan wada hadalo ku saabsan xidhiidhka labada dal....

Wasirka Warfaafinta Somaliland Oo Isku shandhayn Ku Sameeyey Agaasime Waxeedyada Wasaaradaasi + Suxufiyiin Caana Oo La Magacaabay.

Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigalinta Ayaa xilkii ka qaaday agsimihii tvga qaranka somaliland Muuse Jaambiir Waxaanu una magacaabay xilkaasi Maxamed...

Dumar Xabsiga Gabiley Loogu Guray Duruuc Midabka Calanka Buluugga Ah Ee Soomaaliya Oo Ay Xidheen Iyo Xildhibaan Ka Hadlay.

laba Dumar ah iyo rag la sheegay inay Meheradaha dharka lagu tolo ee dawaarka ah ku lahaayeen Gabiley ayaa xabsiga Gabiley loogu guray sababo la sheegay inay xidheen...

Madaxweynaha Dalka Sudan Oo Iska Casilay Xilka Gudoomiyaha Xisbiga Talada Dalkaasi Haya + Sababta.

Madaxweynaha Sudan Omar al-Bashir ayaa ka dagey xilka gudoomiyenimo ee xisbiga NCP ee talada dalkaasi haya isagoo hogaaminta xisbiga ku wareejiey Ahmed Harun oo ahaa...

Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Saaka Ka Baxay Hargeysa + Halkay Ku Sii Jeedaan.

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa waxaa ay saaka ka anba baxeen magaalada Hargeysa . Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa ku sii...

“Waa Inay Goobahaasi Kaga Guuraan Muddo Bil Ah ” Xukuumadda Somaliland Oo Xarumaha Dawladda Ka Raraysa Shacabka.

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud dhulka iyo Guriyaynta Md. Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi, ayaa ku wargaliyey dadwaynaha degan xurumaha Wasaaradaha iyo Hay’dadaha...

Shirkii Lagaga Hadlayey Horumarka Africa Oo Lasoo Gabo-Gabeeyey Iyo Wasiir Ku-Xigeenka Qorsheynta Qaranka Oo Ka Warbixineya.

Shirkii Lagaga Hadlayey Horumarka Africa Oo Lasoo Gabo-Gabeeyey Iyo Wasiir Ku-Xigeenka Qorsheynta Qaranka Oo Ka Warbixineya.

Xukun Dil Ah Oo Lagu Riday Shan Nin Oo Lagu Helay In Ay Geysteen Kufsi Wadareed.

Maxkamada darajada koobaad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday shan nin oo dhalinyaro ah kuwaa oo lagu helay in ay geesteen kufsi...

Mashruucii Berbera corridor oo la dhagax dhigay, iyo waxyaabaha laga filayo markuu hirgalo.

Berbera( Somalilandmirror.com)- dawlada Somaliland ayaa xaflad wayn u qabatay mashruuca Berbera corridor,  yadoo ay kasoo qayb galeen madax ka socota dawlada Imaaraatka...

Madaxwaynayaasha Somaliland Iyo Somaliya Oo La Filayo Inay Kulmaan + Laba Waddan Oo Tartan Ugu Jira Inay Marti Geliyaan Kulanka.

Dawladda Sweden iyo hay’adda The Centre for Humanitarian Dialogue’s (HD), ayaa wada dedaalo la isugu soo dhawaynayo wada hadal u furma madaxweynayaasha Somaliland...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com